Waalidiin badan ayaa dareemaya in ilmuhu u dhaqmo si ka duwan kan ilmaha kale sida uu u isgaadhsiinayo iyo bulsheynta. Tusaale ahaan:
- Waxay ma sameeyaan indho xiriir
- Lama hadlaan mana isku daraan caruur kale
- Way cararaan oo waalidkoodna ma maqlaan
Waxay noqon kartaa mid niyad-jabsan oo aad u bad-baadinaysa marka uu cunuggaagu sidan u dhaqmo. Laakin micnaheedu maaha wax aan waxba ahayn ama xun. Adigu ma ihid waalid xun. Waxaad ubaahantahay inaad fahamto sababta ay waxan u samaynayaan
Caawimo ayaa la heli karaa.
Haddii aad isku aragto mid ka mid ah calaamadahan waxaa muhiim ah inaad la hadasho xirfadle caafimaad. Halkan UK waxaad kula hadli kartaa GP, booqdaha caafimaadka ama shaqaalaha xarumaha sanadaha hore. Waxaa laga yaabaa inaad ka baqdo waxa laguu sheegi doono. Waxaa laga yaabaa in uu yahay autism, lagamana yaabo in uu yahay.
Waa muhiim in hore la raadsado caawimaad xirfadeed si ay u:
- Waxaad baran kartaa sida looga caawiyo in ay ilmahaagu horumaraan
- Waxaad heli doontaa qoysas kale oo fahmaya waxa aad dhex marto
- Ilmahaagu wuxuu aad uga faa’iideysanayaa kaalmooyinka horuka
Si aad u soo dejisan macluumaadkan iyo qaar ka mid ah talooyin top, riix links hoos ku qoran.
Waa maxay sababta ilmahaygu u kala duwan yahay (English Version) ayaa furmaya in tab cusub
Muxuu cunugeygu u kala duwan yahay (Somali Version) oo furmaya tab cusub
Autism Independence waxay la shaqeysay NIHR si ay u soo saarto fiidiyowyadan oo lagu daawado xaqiiqda dhabta ah.