Sidee ayuu qofka qaba cudurka autismku u dukaameystaa?

  • 3 February 2019

Zak Mohammed wuu qoslaa isagoo mayonnaise ka dooranaya shelf-ka dukaamada weyn.Zak Mohamed oo da’ ahaan 20 jir ah, ayaa qaba cudurka Autism-ka oo aad u daran, laakiin hooyadiis Nura waxaa ka go’an in uu barto in sida ugu macquulsan ugu noolaadaan sida ugu macquulsan ee loogu noolaan karo.

Waxay isaga caqabad u tahay in uu barto in uu ka dukaameysto dukaanka weyn oo uu naftiisa u karsado cunto – dhibaatooyin ay ka haysato qof xaaladdiisa qaba.

BBC-du waxay daba socotay Zak si ay u arkaan sida uu ku helay.

Xiriirinta & Soo dejinta